Gabadha qaraxa fulisay oo hadlayso video

The woman accused of bombing the headquarters of the administration of Banader

Gabadha qaraxa fulisay oo hadlayso

Basiira waxaa weeye gabar noofo ahayd oo lagu tuhunsan yahay inay ka dambeysay qaraxa ka dhacay maamulka Banaadir oo dad badan ay ku dhinteen oo uu ku dhaawacmay Ing Yariisow gudoomiyaha gobolka Banaadir.

Forty Hadith of Al-Nawawi in one video translated to SomaliWararka waxay sheegeen Basiira Cabdi inay la socotay gabar lagu magacaabo degan oo marka qaraxa dhacay goobta laga waayay oo loo maleynayo inay halkaas ka baxsatay.

video Basiiro laga duubay waqti hore oo ay ka hadlayso dadka naafada ah:

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More