Site icon Daruur درور

Gabadha fircooniga dhiig maka imaanayaa marka ugu horreyso

Gabadha fircooniga dhiig maka imaanayaa marka ugu horreyso

Su’aasha:

Gabadha fircooniga marka ugu horeya u ninku guskisa galiyo u  galmo la sameeyo siilka  dhiig miyaa uga imaanaya.

Gabadha fircooniga dhiig maka imaanayaa marka ugu horreyso
Gabadha fircooniga dhiig maka imaanayaa marka ugu horreyso

Jawaabta:

Dhiiga dhaawaca toliinka oo xoogga loo adeegsaday ayaa ka yimaada gabadha wuxuuna kasoo baxaa maqaarka la tolay oo ah meesha laga gooyay kintirka iyo labada faruur ama labada bushin, laakin dhiigga bikaarada waa ka duwan yahay kaas, waxaana dhici karta bikaarada inay tahay mid balaastik oo kale ah oo aan dhiig ka imaanin, laakin dhaawaca fircooniga dhiig wuu ka imaan karaa wayna u badan tahay haddii awood loo adeegsado.

Gudniinka gabdhaha culimadii hore waxa ay ka qabaan

The blood for the wound of the stitches used in the force comes from the girl and comes from the sewn skin, which is where the penis and the two fingers or both lips were cut off, but the blood of the testicles is different from that, and it may happen that the testicles are as plastic and not from blood, but the Pharaoh’s wound can come from blood and is more likely if power is used.

 

Exit mobile version