Gabadha bikir keegu nuca blastiga u yaha maxa lagu garan karaa in ay galmo sameenin

Su’aasha:

Wan idin salaamay bahda darur, su’aashan qabo waxa weeyan gabadha bikir keegu nuca blastiga u yahay gabadhaas inay horay galmo soo sameesay iyo in kale maxa lagu garan karaa waayo gabadha bikirga nuca blastiga leh madama la yidhi markay dhasho kadib ayu jabaya, fahdaahin iga siiya.

Gabadha bikir keegu nuca blastiga u yaha maxa lagu garan karaa in ay galmo sameenin
Gabadha bikir keegu nuca blastiga u yaha maxa lagu garan karaa in ay galmo sameenin

Jawaabta:

Astaan lagu garan karo ma jirto maxaayeelay waa sida balaastiga oo kale xubinta dhamaan ayay wada galaysaa bigradana ma jabayso, waa marka ay tahay gabar aan la tolin, laakin haddii la guday gudniinka tolmada dabcan waxaa lagu kasi karaa meesha oo toliinka ka baxay haddii dib loo tolo mooyee.

Guud ahaan gabadha bigrada balaastiga leh lama fahmi karo inay horay galmo usoo sameysay iyo in kale.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More