Fursadaha ganacsi lagu bilaabo maxaa ka mid ah

Su’aasha:

Sxb waanku salaamay nio waxaan rabay inaan ganacsi ku biiro adigu dhaqaalo gaaraya kun dollar ayaan heystaa waxaana rabaa in lacagteyda aan gashado wax aan ku faa idi karo marka waxaan talo ahaan kaaga baahanahay sida aan ku heli karo fursad aanku balaarinkaro dhaqaalahayga oo madax banaan.

Fursadaha ganacsi lagu bilaabo maxaa ka mid ah
Fursadaha ganacsi lagu bilaabo maxaa ka mid ah

Jawaabta:

Marka hore waxaad eegtaa suuqa waxa aad u gadmaya sidoo kale wax aan u baahnayn daryeel badan, iyo inaad barato dad kaaga horreeyay suuqa si aad u yeelato macaarif taas waxay kaa saacidaysaa inaad wax fiican qabsato.

Waxaas oo dhan waxaa ka muhiimsan qorshaha ugu horreeya la qorsheynaya ganacsiga kahor qorshahaas oo ah wax kaste inaad diyaariso ood xisaabiso oo aad ugaato meesha aad kala geyn lahayd sida aad u bixin lahayd waxa faa’ida ah laga heli karo, inta muddo uu u baahan yahay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More