Fikirka Yahuudda iyo midka Carabta qiso gaaban
Babbaanbax ayaa wuxuu ka dhacay magaalada New York ee dalka Maraykanka oo Israel lagaga soo horjeedo.
Waxaa lagu qabtay waddo dheer oo hal supermarket keliya ku yaallo oo uu leeyahay nin Yahuudi ah.
dhalinyar ka mid ah dadka bannaanbaxaya ayaa galay Subermarketka waxay weyddiiyeen inuu hayo calanka Falistiin si ay u qaataan marka ay bannaanbaxa ku jiraan.
ninka yahuudiga si xishmad leh ayuu uga cudurdaartay wuxuu ku yiri:
Aniga Yahuudi ayaan ahay ma iibiyo calanka falastiin laakin waxaan iibiyaa calanka israel .
dhalinyarada mid ka mid ah ayaa xanaaqay wuxuu rabay inuu wax ku sameeyo.
laakin ninka yahuudiga wuxuu ku dhahay maxaa u xanaaqey ? calamada israel iibsada ka kaddib ku joojoogsada kaddibna guba.