Fatahaada wabiga Shabeelle degmada Afgooye

Wabiga shabeelle ayaa soo fatahmay wuxuu maasheeyay degmada Afgooye.

Fatahaada wabiga Shabeelle degmada Afgooye
Fatahaada wabiga Shabeelle degmada Afgooye

heer dadka ku noolaa ay gaaraan inay doon u adeegsadaan xaafadaha dhexdooda.

sawiradan waxaa laga soo qaaday fatahaada biyaha degmada Afgooye oo gaaray xaafado aad u badan.

 

Sawirada beeraha degmada Afgooye

Shabelle River Floods in Afgooye District

The Shabelle River has flooded and is now inundating Afgooye District.
To the point where residents are using boats to travel between neighborhoods.
These photos were taken from the Afgooye District flood waters that have reached many neighborhoods.

 

Leave a Reply