Fasirka riyada seexashada isbitaalka
Su’aasha:
Asc walal
waxan ku riiyooday anaa xanuunsan oo isbitaal la i geeyay kadib dhaqtarka marka uu ii baaray meesha uu dawa ii qoeri laha wuxuu isoo qoray 3 suuraat oo quranka ku taalo. kuwaas waxay kalaa yihiin 1. Suuratul Fatixa 2. Suratul Kaaf 3. Suurtaul Majadale (Qasimacala ) waan fahmi wayay riyaadas ma geeri ayay sheegayasa hadana cafimaaadkeyga waa okey Alxamdullahi balse Uur 7 bilood leeyahay marka aan riyaadas arkay Dhaqtarka wuxuuu dhahay marka aad Salaada Subax Tukada isku aqrisa 3 suurad waad ku cafimadaysa insha allah. Bal isoo fasiiro adinka website aan ku xiranahay.
Waad Mahadsantihiin dhamaan culumo alle
Jawaabta:
Walaal su’aasha riyada isbitaalka oo sidan oo kale ah waan ka jawaabnay qaabla loo fasiro si faahfaahsan ayaad uga heli kartaa linkigan