Fasirka riyada seexashada isbitaalka Interpretation of sleeping in the hospital and doctor's dream Riyooyinka - Dreams By Muno Mohamed On Jan 2, 2020 486 0 Su’aasha: Asc walal waxan ku riiyooday anaa xanuunsan oo isbitaal la i geeyay kadib dhaqtarka marka uu ii baaray meesha uu dawa ii qoeri laha wuxuu isoo qoray 3 suuraat oo quranka ku taalo. kuwaas waxay kalaa yihiin 1. Suuratul Fatixa 2. Suratul Kaaf 3. Suurtaul Majadale (Qasimacala ) waan fahmi wayay riyaadas ma geeri ayay sheegayasa hadana cafimaaadkeyga waa okey Alxamdullahi balse Uur 7 bilood leeyahay marka aan riyaadas arkay Dhaqtarka wuxuuu dhahay marka aad Salaada Subax Tukada isku aqrisa 3 suurad waad ku cafimadaysa insha allah. Bal isoo fasiiro adinka website aan ku xiranahay. Waad Mahadsantihiin dhamaan culumo alle Fasirka riyada seexashada isbitaalka Jawaabta: Walaal su’aasha riyada isbitaalka oo sidan oo kale ah waan ka jawaabnay qaabla loo fasiro si faahfaahsan ayaad uga heli kartaa linkigan Fasirka riyada isbitaalka iyo dhakhtarka Fasirka RiyadaRiyada DhakhtarkaRiyada Isbitaalka 0 486 Share