Fasirka riyada caanaha garoorka

Fasirka riyada caanaha garoorka

Riyada:

Waxan kuriyoday anigoo cabayo caana lo’aad oo garoor ah oo subag watan maehen caano danaan weymacanayen waxey kujireen weel weyn waxana kucabaaye labada gacmood fadlan isojawaab

Fasirka riyada caanaha garoorka
Fasirka riyada caanaha garoorka

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa nolol degan oo dhib aan lahayn.

waxaa laga yaabaa inaad hesho wax aad ku qanacdo.
Riyada caanaha guud ahaan waa deeq iyo nimco

 

Riyada caanaha lo’da halkan ka daawo

 

The dream describes a stable life without difficulty.

you may find something to be satisfied with.
The dream of milk is generally a gift and grace

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More