Falkaab meeleedka ee afka English-ka

Falkaab meeleedka afka ingiriiska waa muhim marka la rabo in afka lagu hadlo, falkaab wuxuu ka joogaa luqadaha meel weyn, waayo inta badan kama marna weeraha la dhisayo, falkaabka makaanka loo yaqaano waa badan yahay halkan ayaan kusoo aroorinayaa haddii Alle idmo inta ugu mhimsan.

Falkaab meeleedka ee afka English-ka
Falkaab meeleedka ee afka English-ka

English

Carabi

Somali

here

هنا

halkan

there

هناك

halkaas

away

بعيداً

fog

nearby

بجانب

dhinac

inside

في الداخل

gudaha

outside

في الخارج

bannaanka

downward

الى اسفل

hoose

upstairs

بالطابق العلوي

dabaqa sare

downstairs

بالطابق السفلي

dabaqa hoose

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More