Falka GET qaababka loo adeegsado afka ingiriiska
Falka GET qaababka loo adeegsado afka ingiriiska
Ereyga ingiriiska “GET” qaababka loo adeegsado iyo macneyaasha uu leeyahay marka xaraf gaar ah lagu lifaaqo.

Jadwalkan ayaad ka arkaysaa tusaale kuu muujinaya falka “GET” iyo macnaha uu leeyahay isagoo loo tarjumay af carabi iyo af soomaali.
English | Arabic | Somali |
Get back | يعود | noqonaya |
Get away | يهرب | cararaya |
Get up | ينهض | kacaya |
Get in | يدخل | galaya |
Get over | يتغلب على | ka adkaanaya |
Get rid of | يتخلص | ka takhalusaya |
Get down | ينزل | degaya |
Get out |
يخرج |
baxaya |
Magacuyaal su’aaleedka HOW qaababka loo isticmaalo