Ereyo Ingiriis xarafka Ch loogu dhawaaqo xarafka K
Saan horay usoo sheegnay waxaa jira xarfo ka mid ah ingiriiska marka xaraf kale lagu lifaaqo inuu dhawaaqa isbaddalayo, xarfahan oo uu ku jiro xarafka CH waxaa loogu dhawaaqaa xarafka K tusaale ahaan ereyadan ayaa ka mid ah.
Somali |
English |
character |
shakhsiyad |
headache |
madax xanuun |
anarchy |
fowdo |
psychic |
nafsi |
stomach |
calool |
archive |
keyd, arshiif |
scheme |
qorshaysan |
school |
dugsi, iskool |