Ereyo English oo ku dhamaada (USE) si sahlan aad ku qaban karto
Ereyo English oo ku dhamaada (USE) si sahlan aad ku qaban karto
Sida dhowr jeer aan soo sheegnay marka luuqad la baranayo waxaa la raacaa qaababka ugu sahlan ereyada lagu xifdin karo, marka ereyada uu ka dhexeeyo dhexeeye oo aad kusoo xusuusan karto si sahlan ayaad ku xifdin kartaa, barasahada afka ingiriiska qaabkan haddii loo raaco ereyo badan oo kala duwan ayaad si fudud ku xafidin kartaa adoon ku dhibtoonin.
Dhexeeyaha “USE” wuxuu ku dhamaadaa ereyo ingiriis ah oo kala duwan, waxaa ka mid ah ereyadan oo aad si sahlan ku xifdin karto.
Jadwalkan ayaad ka ogaan kartaa iyagoo u tarjuman afka carabiga iyo af soomaaliga.
English | Arabic | Somali |
use | يستخدم | adeegsanaya |
excuse | يعذر | u cudurdaaraya |
abuse | يسيء استخدام | si xun u adeegsanaya |
confuse | يربك/ يحير | wareerinaya |
reuse | يعيد استخدام | mar kale adeegsanaya |
amuse | يُسلّي | maaweelinaya |
refuse | يرفض | diidaya |
accuse | يتهم | ku tuhmaya |
fuse | فتيل | fiyuus |
Webyada ugu fiican oo English laga baran karo 4 free