Elhan Omar oo ka hadashay dilka Jamaal Khaashuqji Saudi journalist
Elhan Omar oo ka hadashay dilka Jamaal Khaashuqji Saudi journalist
Elhan Omar talked about the killing of the Saudi journalist
Ilhaan Cumar oo dhaliil adag usoo jeedisay Madaxweynaha Maraykanka Doland Trump, dhaliishaas oo la xiriirta dilka Saxafiga Sacuudiga Jamaal Khaashuqji.
Ilhaan oo ku qortay Barta Twitter : mar kale madaxweynaheena wuxuu sugaa inaan la gadanin karin jiheeye akhlaaqda la xiriira, boqortooyada sacuudiga waxay kuu sugaysaa in laga gadan karo dhinac kale madaxweyne.
Ilhaan Cumar oo noqotay qoftii ugu horreysay ee gasha baarlamaanka maraykanka oo soomaali ah.
Ilaa iyo hadda madaxweynaha maraykanka wuxuu rabaa inuu difaaco Bin Salman dhaxasugaha sacuudiga.
iyadoo sirdoonka maraykanka sheegay inuu amray dilka Jamaal Khaashuqji, laakin Donald Trump ilaa iyo hadda kuma qanacsacsana inuu Maxamed Bin Salmaan ka dameeyay dilka loogu geystay Jamaal qunsuliyada Sacuudiga ku taalla magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.
Golaha barlamaanka cusub oo laga yaabo inuu kasoo saaro arrintan go’aan adag oo uuna raalli ka ahayn Trump.
Trump lafatigiisa oo sheegay sacuudiga inay muhim u tahay jiritaanka Srael wuxuu yiri haddii aysan jiri lahayn sacuudi Strael ma joogi lahayn bariga dhexe.
Ilhan Omar iyo Donald Trump loollan furan
Ilhan wrote on Twitter : once again our president is waiting for no moral compass to be bought, the Saudi kingdom is waiting for you to be bought from another side for a president.
Ilhan Omar became the first person to enter the Somali parliament.
So far the president wants to defend Bin Salman’s Saudi heir.
While the intelligence community said that he ordered the killing of Jamal Khashuqji, but Donald Trump is still not satisfied that Mohamed Bin Salman has put out the killing of Jamal at the Saudi consulate in Istanbul, Turkey.
The new parliament may make a tough decision on this issue that is not acceptable to Trump.
Trump himself who said Saudi Arabia is important to Israel’s existence said if it had not been for Saudi Arabia Strael would not have been in the Middle East.