Dumaashidayda ayaan qalad ku sameeyay ila taliya

Dumaashidayda ayaan qalad ku sameeyay ila taliya

Su’aasha:

waxan din kaga bahanahay cawimad aad baan u walwalsanahay aniga xaas ayaan

leeyahay waxaan iska rebi la’yahay firsashada filimada xunxun waliba an ku

waalnahay filimada wasmada futada dumarka daba weyn taas waxay igu riday inaan aad u fiiriyo dumaashidayda xaaskayga walasheda oo hablaha gadaal u weyn ka mid ah iyadoon ogeyn ayan mobilka ku sawiray gaar ahaan barida.

Xaaskayga ayaa aragtay sawirada aan ka qaaday walasheeda way iga xanaaqday aad bay u xanaaqaday.

waxaa kaloo aan sameeyay arin kale fool xun tas oo ah dharkeeda hoose siba kastuumada aan ursaday arinkasna dhowr jeer ayan iska reebay waxan is arkaa anoo u labtay, oo kastuumada mar labaad raadinayo si aan u urursado dhidibka jirka dumaashideyda.

walalayaalow ila taliya maxaan sameeyaa siden uga dheraadaa dambigas qof aan u sheegan karo wan waayay ileen wax la sheego ma aha, waso aragten mesha ay arintayda maryso.

Dumaashidayda ayaan qalad ku sameeyay ila taliya
Dumaashidayda ayaan qalad ku sameeyay ila taliya

Jawaabta:

Runta marka aan kuu sheego qalad ayaad ku jirtaa iyo dambi aad u xun.

Taasna waxaa kuu keenay daawashada filimada xunxun.

Maskaxda ayay kaa galiyeen inaad jeclaato qeyb ka mid ah jirka dumarka.

Sidoo kale inaad ku dhaqaaqo falalka xunxun aad soo sheegtay.

Waxaa waajib kugu ah inaad ka towbad keento oo aad xaaskaaga xalaasha ah ku qanacdo.

Waa nimco Ilaahay ku siiyay adoo xaas leh ayaad xumaan raadinaysaa taas waa arrin aad u fool xun. dhalinayaro badan ayaa sahal ka dhigta inay la sheekaystaan dumaashida ama la kaftamaan.

dumaashida waxay kamid tahay meelaha shaydaanka kaasoo gali karo

Waliba waxaa sii xumeynaya falka aad samaynayso gabar la dhalatay xaaskaaga meeshii lagaa rabay inaad noqoto qof wanaag dadka u sameeya ayaad xumaan ku samaynaysaa waliba dadka kuu dhow.

Ariinkan waxaad kaga bixi kartaa inaad marka hore ka fogaato aflaanta galmada iyo fikirka aad fukirayso jirka xaaskaaga walaasheeda, waxaa kaloo lagaa rabaa inaad Ilaahay baryiso oo aad badiso ducada iyo quraan akhriska sidoo kale aad ku dadaasho salaadaha.

Waxaas oo dhan waaa ka horreeya towbad dhab ah taasoo laga wado inaad ka tagto dambiga aad ku jirto inaad go’aan ka gaarto inaadan ku laabanaynin, iyo ka ka shallaydo.

taasna waa shuruudaha towbadda u degsan .

Ayaaddan ku camal fal oo reebaysa dumarka in la fiirfiiriyo taas waxay keenaysaa sheeko xun inaad ku dhaco.

قُل لِّلْمُؤْمِنِينَ يَغُضُّوا مِنْ أَبْصَارِهِمْ وَيَحْفَظُوا فُرُوجَهُمْ ۚ ذَٰلِكَ أَزْكَىٰ لَهُمْ ۗ إِنَّ اللَّهَ خَبِيرٌ بِمَا يَصْنَعُونَ (30)

وَقُل لِّلْمُؤْمِنَاتِ يَغْضُضْنَ مِنْ أَبْصَارِهِنَّ وَيَحْفَظْنَ فُرُوجَهُنَّ وَلَا يُبْدِينَ زِينَتَهُنَّ إِلَّا مَا ظَهَرَ مِنْهَا ۖ وَلْيَضْرِبْنَ بِخُمُرِهِنَّ عَلَىٰ جُيُوبِهِنَّ ۖ وَلَا يُبْدِينَ زِينَتَهُنَّ إِلَّا لِبُعُولَتِهِنَّ أَوْ آبَائِهِنَّ أَوْ آبَاءِ بُعُولَتِهِنَّ أَوْ أَبْنَائِهِنَّ أَوْ أَبْنَاءِ بُعُولَتِهِنَّ أَوْ إِخْوَانِهِنَّ أَوْ بَنِي إِخْوَانِهِنَّ أَوْ بَنِي أَخَوَاتِهِنَّ أَوْ نِسَائِهِنَّ أَوْ مَا مَلَكَتْ أَيْمَانُهُنَّ أَوِ التَّابِعِينَ غَيْرِ أُولِي الْإِرْبَةِ مِنَ الرِّجَالِ أَوِ الطِّفْلِ الَّذِينَ لَمْ يَظْهَرُوا عَلَىٰ عَوْرَاتِ النِّسَاءِ ۖ وَلَا يَضْرِبْنَ بِأَرْجُلِهِنَّ لِيُعْلَمَ مَا يُخْفِينَ مِن زِينَتِهِنَّ ۚ وَتُوبُوا إِلَى اللَّهِ جَمِيعًا أَيُّهَ الْمُؤْمِنُونَ لَعَلَّكُمْ تُفْلِحُونَ     

(Waxaad ku Dhahdaa Mu’miniinta Ha Laabeen Indhahooda (Daymada Reeba) hana ka Dhawreen Furuujtooda (Zinada) saasaa u Wanaagsan, Eebana wuu Ogyahay waxay Sameyn. *

Waxaad ku Dhahdaa (Haweenka) Mu’minaadka ah, (Xaqa Rumeeyey) Ha Laabeen Indhahooda hana Dhawreen Farjigooda Muujininna Quruxdooda wax Muuqda Mooye, Hana ku Dadeen Hagoogtooda dhuuntooda, yayna u Muujin Quruxdooda Ragooda Mooyee, iyo Aabayoowgood iyo Ninkooda Aabihiis, iyo Wiilashooda iyo Wiilasha Nimankooda iyo Walaalahood iyo Wiilasha Walaalahhod, iyo Wiilasho (Gabdhahay) Walaalaha yihiin, iyo Haweenkooda (Muslimka ah) ama waxay Hanato Midigtoodu (Gacantoodu) ama kuwa Raaca een Dan Lahayn (Hawood u Lahayn) oo Ragga aha ama Caruurta aan Fiirsanayn Cawrada Haweenka, Yeyna kuna Garaacin Lugahooda (Dhulka) in la Ogaado waxay Qarin oo Quruxdooda ah, una Toobad keena (U Noqda) Xagga Eebe Dhammaan Mu’miniineey waxaad u Dhawdihiin Inaad Liibaantaane.)

 

 

 

 

 

يقول تعالى ناهيا عباده عن الزنا وعن مقاربته وهو مخالطة أسبابه ودواعيه ( ولا تقربوا الزنا إنه كان فاحشة ) أي ذنبا عظيما ( وساء سبيلا ) أي وبئس طريقا ومسلكا
وقد قال الإمام أحمد حدثنا يزيد بن هارون حدثنا جرير حدثنا سليم بن عامر عن أبي أمامة قال إن فتى شابا أتى النبي صلى الله عليه وسلم فقال يا رسول الله ائذن لي بالزنا فأقبل القوم عليه فزجروه وقالوا مه مه فقال : ادنه فدنا منه قريبا فقال اجلس فجلس ، قال أتحبه لأمك قال لا والله جعلني الله فداك . قال ولا الناس يحبونه لأمهاتهم ” قال أفتحبه لابنتك ” قال لا والله يا رسول الله جعلني الله فداك . قال ولا الناس يحبونه لبناتهم ” قال أتحبه لأختك ” قال لا والله جعلني الله فداك قال ولا الناس يحبونه لأخواتهم قال أفتحبه لعمتك قال لا والله جعلني الله فداك قال ولا الناس يحبونه لعماتهم قال أفتحبه لخالتك قال لا والله جعلني الله فداك قال : ” ولا الناس يحبونه لخالاتهم قال فوضع يده عليه وقال اللهم اغفر ذنبه وطهر قلبه وحصن فرجه ” قال فلم يكن بعد ذلك الفتى يلتفت إلى شيء .
وقال ابن أبي الدنيا حدثنا عمار بن نصر حدثنا بقية عن أبي بكر بن أبي مريم عن الهيثم بن مالك الطائي عن النبي صلى الله عليه وسلم قال ما من ذنب بعد الشرك أعظم عند الله من نطفة وضعها رجل في رحم لا يحل له “

Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun (qaybtii 1aad)

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More