Dhuusada cambarka sababta keento iyo daawada

Kegel exercise good for women who feel weakness in Pelvic muscles

Dhuusada cambarka sababta keento iyo daawada

Dhuusada ama aariyada kasoo baxda siilka haweenka maxaa keena ma cudur baa?

Dhuusada cambarka sababta keento iyo daawada
Dhuusada cambarka sababta keento iyo daawada

Dhakhaatiirta ku takhasusay jirrooyinka xubnaha taranka dumarka waxay sheegaan.

aariyada dhawaaqa leh ee kasoo baxda cambarka dumarka inay sababo kala duwan ay ka dambeeyaan.

waxaa ka mid ah, inay tahay meesha meel cudur leh oo jirran cuncun leh marka sabab ayay u noqon karaan inay aariyo ama neef kasoo baxdo.

Dhuusada cambarka maxaa keeno
Dhuusada cambarka maxaa keeno

waxaa kaloo keena galmada foorarka siiba marka meesha ay neef ka buuxsanto iyada waxay keenaysaa siilka inuu dhawaaqo neef kasoo baxdo, taasna waa hawada gashay marka galmada socotay, laakin dumarka oo dhan ma aha, waxaa u badan dumarka ilmaha dhalay oo murqaha cambarka ka dabcay. gabdhaha inta badan iskuma arkaan aariyada cambarka.

labadan sabab ayaa ugu muhimsan

waxaa su’aal ah sidee loo daaweeyaa aariyada kasoo baxda dumarka.

waxay dhahaan dhakhaatiirta waxaa jirto alimiinto ay sameynayso naagta oo lagu magacaabo Kegel exercise oo adkeynaysa murqaha xubinta taranka siilka iyo simaha.

naagta haddii muddo ay sameyso waxaa ka joogsanaya inuu qaato silka neef ama hawo.

laakin guud ahaan cudur maha neefta ama hawada cambarka, haddii ay ka timaado galmada foorarka, laakin meel bulsho ayaa laga ayaabaa inay dhib u keento naagta, oo ay maqlaan dadka kale. dumarka qaarna marka ay ninkooda la wadaan raaxada ayay ka yaxyaxaan dhuusada cambarka, neefta ama dhuusada siilka kasoo baxdo xiliga wamada foorarka dumarka aad ayay u dhib badan tahay.

 

Marwo baan ahay dhuusada xiliga galmada foorarka ayaa i wareerisay talo i siiya

Neefta yeerta xubinta dumarka kasoo baxdo maxaa keeno

ثقل في البطن وجولان وامتداد في المرق.
أهرن قال: مما يدل على أن البحران ردي: أن يكون في بدء المرض أو في الصعود قبل الهضم أو في يوم غير باحوري. وضعف القوة وقوة المرض دليل على أن البحران ردي وبالضد.
الأولى من مسائل إبيذيميا قال: يعين البحران إن رأيت الفضول أنها مالت نحو المعي فلتعن بالإسهال وإن مالت نحو الكلى فيما يدر البول وإن مالت إلى بعض الأعضاء فبإسخان ذلك العضو.
إذا كانت الحمى محرقة شديدة قوية ثم كان في يوم بحران ورعاف غير غزير لكن قطر يسير فإن ذلك ردي لأنه لا يمكن أن يكون به بحران تلك الحمى مع عظمها لأن الاستفراغ يجب أن يكون بحسب قوة المرض فإن لم يموتوا سريعا فإنه سيحدث لثم استفراغات آخر بالبطن أو القيء أو نحو ذلك

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More