Dhiiga ilkaha subaxdii iyo af-urka maxaa daawo u ah

Dhiiga ilkaha subaxdii iyo af-urka maxaa daawo u ah

Su’aasha:

Waxaan isku arkaa dhiig ilkaha iga yimaada subixii markaan cadayanaayo ilaa aan joojiyo cadayga . Dhanka kale af-urna waan isku arka xataa haddii aan cadaydo maxay tahay sideese uga takhalusi karaa af-urkaas iyo dhiigaas ilkaha ah ee subaxdii ah.
Waad mahadsantihiin bahda Durdur.

Dhiiga ilkaha subaxdii iyo af-urka maxaa daawo u ah
Dhiiga ilkaha subaxdii iyo af-urka maxaa daawo u ah

Jawaabta:

Dhiiga ilkaha sababo badan ayaa keenaya sidoo kale afka uraya isagana sababo badan ayuu ka dhashaa, in badan ayaa laga hadlay, webka ayayna ku qoran yihiin qoraallo ku saabsan, faahfaahin dheeraad ah waxaad ka akhrisan kartaa linkiayadan:

 

  1. Ilka dhiiga cudurka sababa iyo daweynta
  2. Caabuqa ciridka qaabka dabiiciga loo daaweyn karo
  3. Dhiiga ama dhareerka afka kasoo daata xiliga hurdada
  4. Maxaa carfiyo afka uraya
  5. Cadayga iyo caafimaadka ilkaha
  6. Daawo dabiici ah u roon ilkaha iyo gowsaha
  7. Af urka marka hurdada lagasoo kaco maxaa keena
  8. Yiridka (nabarka cirridka) sababta keenta iyo daawadiisa
  9. Ilka xanuunka sababaha keeni kara iyo daaweynta

 

في الأسنان واللثة وتحليل قلعها وكيها وشدها بالسلاسل وغيرها والتأكل والتفتت والدود فيها وفيما ينبت لحم اللثة وفي الآكلة في اللثة وفي حفظ صحة الأسنان واللثة وفي أسنان الطفل وتسهيل نباتها وفي جلائها بالسنونات وما يجفف اللعاب السائل من أفواه الصبيان والرجال
فيما أظنه من كتاب حيلة البرء إذا غلب اليبس على الأسنان تفتت وانكسرت سريعا قال وتأكل الأسنان يكون من أخلاط حارة تنصب إليها.
الميامر وجع الأسنان يسكن بالتكميد والتخبيص على الأسنان واللحي.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More