Site icon Daruur درور

Dhegeyaraha (Clove) siduu ugu roon yahay raganimada

Dhegeyaraha (Clove) siduu ugu roon yahay raganimada

Dhegeyaraha (Clove) geedka loo yaqaano ama qalifur wax weyn ayuu caafimaadka u qabtaa.

Dhegeyaraha (Clove) siduu ugu roon yahay raganimada
Dhegeyaraha (Clove) siduu ugu roon yahay raganimada

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Annaga waxaan u adeegsanaa shaaha marka la rabo in laga dhimo mid macamar ah.

laakin wuxuu u taraa jirka oo dhan waxyaalo badan aan lasoo koobi karin.

Dhegeyaraha (Clove) siduu ugu roon yahay raganimada
Dhegeyaraha (Clove) siduu ugu roon yahay raganimada
Dhegeyaraha (Clove) siduu ugu roon yahay raganimada
Dhegeyaraha (Clove) siduu ugu roon yahay raganimada

Daraasooyin badan ayaa lagu ogaaday inuu u roon yahay raga xagga raaxada galmada, sidoo kale wuxuu siiyaa awood aad u daran, waxaa kaloo oo adeegsadaa saliidda Dhegeyaraha  cudurka biyabaxa degdega oo ragga qaar ku dhaco, waxaa la marinayaa xubinta raga 30 daqiiqo galmada ka hor wuxuu daahiyaa biyaha ninka, gadaal ayuu u dhigaa shahwada.

raga qaar ma awoodaan inay muddo wadaan galmada marka waxaa la ogaaday marka la sameeyay daraasad dheer inuu yahay Clove (qalinfurka) midka ugu habboon xagga daawada biya baxa degdega oo nimanka ay ka sheegtaa.

 

Saliidda Dhegeyaraha Sida Loogu Daaweeyo Biyabaxa Degdega

Dhegeyaraha Waxtarka Uu Leeyahay

Many studies have found that it is good for men in terms of sexual pleasure, it also gives severe power,

it also uses the ear oil for the disease of acute ejaculation that affects some men,

it is applied to the male organ 30 minutes before sex it delays the man’s water,

it puts the sperm behind it.

Some men are unable to have sex for a while when it was found when a long study was done

that it is Clove (the pen) that is the most suitable for the emergency ejaculation medication that men say.

 

Ereyada raadiska:

Dhegeyaraha Clove (qalin furka) muxuu qabtaa, Dhegeyaraha jirka muxuu taraa, Dhegeyaraha iyo caafimaadka, dhagayaraha iyo biyabaxa , madaawaadka

 

إذا تناولت قدرا من ‌القرنفل ينفع الصبي الذي يتقيأ وكذلك إذا دق طسوج من الرنفل يحل في اللبن ويسقى للصبي يسكن عن القيء ويقطع منه في يومه وهذه من المجربات التي جربناها نحن
قرفة ‌القرنفل قشور غلاظ في لون القرفة وله طعم ‌القرنفل فهو أضعف في أفعاله من ‌القرنفل. الطبع: حار يابس في الثالثة. قرفة الدارصيني. الماهية: يقال أنها من الدارصيني ويقال بل هي من جنس آخر وهو صلب كالدارصيني ومنه ما ليس بصلب ومنه ما هو مخطط ومنه أبيض ومنه سريع التفتت وهو اضعف من الطبع: حار يابس في الثانية. قردمانا. الماهية: شجرة تنبت بأرمينية والبلاد التي يقال لها قماعينا وقد يكون أيضا ببلاد الهند وبلاد العرب والقردمانا تؤخذ من ذلك النبات وقد يكون في غير ذلك من البلاد
وقد يعرض للصبي قيء مبرح فربما نفع منه أن يسقى نصف دانق من ‌القرنفل وربما نفع منه تضميد المعمة بشيء من حوابس القيء الضعيفة. وقد يعرض للصبي ضعف المعدة فيجب أن تلطخ معدته بميسوس بماء الورد أو ماء الآس ويسقى ماء السفرجل بشيء من ‌القرنفل والسك أو قيراط من السك في شيء يسير من الميبة

Exit mobile version