Dhawaaqa caloosha maxaa keena

Dhawaaqa caloosha maxaa keena

Su’aasha:

marka aan cunto waxaan maqlaa wax yar kadib dhawaaq badan oo wareegsi calooshayda ay samaynayso dhuuso igama imaanayso maantoo dhan caloosha ayaa i yeerta ma garanayo sababta wax xanuun ahna ma jiraan laakin qofka agtayda fadhiya wuu maqli karaa, caloosha maxaa yeeryeeriya.

Dhawaaqa caloosha maxaa keena
Dhawaaqa caloosha maxaa keena

Jawaabta:

Dhawaaqa ama yeeridda caloosha sababo badan ayaa keena waxaa ugu muhimsan dhaqaaqa cuntada marka qofka uu jirkiisa bilaabo shaqo siiba dheefshiidka dhaqdhaqaaq ayaa ka bilaabanaya mindhicirada cuntada iyo biyaha ayaa isku shiidmaya hawo ayaa gasho markaas waxaa ka dhasho dhawaaq sida dhuusada oo kale laakin aan dabada kasoo baxaynin, waxaa kaloo jira sabo kale oo ay ka mid yihiin xasaasiyada cuntada ama caabuqa mindhicirada taas waxaa lagu gartaa xaaladda daa’in ayay noqonaysaa markaas waxaa lagaa rabaa inaad iska baarto oo aad dhakhtar u tagto

Dhuusada badan hadii la celiyana calool xanuun imaanayo

The noise or ringing of the stomach causes many causes. The most important thing is the movement of food when the person starts working on the digestion. Movement begins in the intestines. Food and water melts. Air enters and then there is a sound like diarrhea, but it does not come out of the tail. There are also other noises including food allergies or bowel infections. This is characterized by the condition of eternity and then it is you are required to get tested and see a doctor

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More