Dhakhtarada phamaciga ma aadi kara si an u weydiyo xaladeyda arimaha galmada

Su’aasha:

muda dheer sigeysanaye laba bil kadib inaan aroos galan rabaa marka dhakhtar ayaan ubahanahay marka ma dhakhtar khaas baan raadiya mise kuwa pharmacy yaasha ayaan utagi karaa.

Dhakhtarada phamaciga ma aadi kara si an u weydiyo xaladeyda arimaha galmada
Dhakhtarada phamaciga ma aadi kara si an u weydiyo xaladeyda arimaha galmada

Jawaabta:

Dhakhtar aqoon u leh ayaa loo baahan yahay inuu arrimahaas kaaga hadlo, hadduu yahay qofka jooga farmashiyaha qof aqoon u leh arrimaha galmada waad weyddiin kartaa.

Waxaa fiican inaad raadiso dhakhtar ku takhasusay dhalmada iyo cudurada xubnaaha taranka, kaas ayaa wax badan kaaga sheegi karo arrimaha aad u baahan tahay.

Waxaa kaloo aad ka faa’idaysan kartaa su’aalahan iyo qoraalladan ku saabsan sida looga soo kabsado siigada siiba qofka marka uu rabo guur:

 

Siigada Daawadeen U Cunaa Saan Uga Soo Kabsado

Sida Siigada Looga Soo Kabsado

Ma Jirtaa Daawo Awooda Uso Celineysa Raga Guursan Raba

Nafaqada Lagu Daaweeyo Qofka Ay Siigada Dishay

Sigada Dhibka Jirka Intee In La Eg Uu Kaga Bogsan Karaa

Arday Ayaan Ahay Siigaa I Dishay Ila Taliya

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More