Deeq waxbarasho Jaamacadda Qatar

Education Scholarship from Qatar University

Deeq waxbarasho oo tayo leh ayaa Jaamacadda Qatar usoo bandhigtay ardayda ku nool dacallada dunida oo dhan.

halkaan ayaad ka heli kartaa qaababka loo xareysto deeqda waxbarasho ee ay bixinayso jaamacadda Qatar.

Deeq waxbarasho Jaamacadda Qatar
Deeq waxbarasho Jaamacadda Qatar

Jaamacada Qatar University waxay bixinaysaa Deeqo waxbarasho Master iyo PhD oo lacag la’aan ah.

Deeqda waxay ka koobantahay kuliyadaha caafimaadka nuucyadiisa kala duwan, engineeriyada nuucyadiisa kala duwan iyo kuliyadaha artska.

Deeqda waxay ku egtahay 5 Nov 2019

Deeqda waxay wadataa caadi ahaan arrimahan soo socda:

Nolol.
Deegaan.
Go and back Ticket.

FG:- ka gal linkiga hoose ee websiteka jaamacada kadib dooro kuliyadda aad rabto iyada oo master ama PhD kadib waxaa kuu soo muuqan doono sharuudaha Kuliyadda aad dooratay lasoco sharuudaha way kala duwanyihiin kuliyad walbo.

http://www.qu.edu.qa/s…/admission/graduate/academic-programs

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More