Daawada timaha u fican oo ka reebaysa daadashada

Daawada timaha u fican oo ka reebaysa daadashada

Su’aasha:

Asc walal wan ku salamay suasha manta an ku weydin rabo walal waxan lahaa timo dher Masha’alah lakin 4 sano ugu dambeeysay timaha si xoog ah ayey iiga daadanayaan wax walba wan ku dayey saliido qaali ah oo wanag leeygu sheegay iyo kuwo kale marka walal igu caawi maxaa lagu daweeyaa timaha daadana? Maxaana keena timaha daata.

Daawada timaha u fican oo ka reebaysa daadashada
Daawada timaha u fican oo ka reebaysa daadashada

Jawaabta:

Timaha daadanaya sabao ayaa keena oo la xiriira fitamiinada jirka, guud ahaan waxaa ugu fiicaan siliidaha dabiiciga ah oo timaha ka reeba inay daataan, sidoo kale Dhibaato la soo gudboonaata isdifaaca jirka waxay keenaysaa inay timaha daataan.
Dhalmada iyo uurka iyaguna waxay sabab u noqonayaan daadashada timaha.
Sidoo kale nabraha kasoo yaaca maqaarka madaxa timaha way ridaan.
Daraasooyin badan ayaa sheegay in kolistroolka dhiiga inuu daadiyo timaha.
Sidoo kale in si xad-dhaaf loo adeegsado waxyaalaha laysku qurxiyo oo kiimikada ka sameysan sida daawada timaha lagu midibeeyo moodoobeysada ama wixii la mid ah.

Waxa ugu fiican lagu daaweeyo waa in cuntooyinka vitamiinka leh la badsado.

sida qudaarka iyo furuudka, sidoo kale in la badsado cabbitaanka iyo in laga fogaado walwalka iyo murugta sidoo kale in jirka la siiyo xaqiisa socod iyo dhaqdhaqaaq sidoo lae in la adeegsado saliidaha dabiiciga ah sida saliidda saytuunka

Toonta ma u roon tahay hargabka iyo qufaca

 

Hair loss causes a lot of vitamins in the body, generally best in natural chains that keep hair from leaking, and also problems with body immunity lead to hair loss.
Childbirth and pregnancy in turn are the cause of hair loss.
The wounds from the scalp also cause hair.
Many studies have reported that blood cholesterol sheds hair.
Also to overuse chemical cosmetics such as hair follicles or so on.

The best treatment is to increase vitamin-rich foods.

such as vegetables and vegetables, as well as to increase drinking and avoid anxiety and depression as well as to give the body the right to walk and move as well as to apply natural oils such as olive oil

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More