Daawada Retinoid cream finka wax Maka tartaa
Su’aasha:
Asc waxaan in mudo ah raadinayey dawooyin aad Soo qorteen oo finka u wanaagsan balse waan waayey Waxaan isticmaalay Daawo Kareem ah oo lagu magacaabo Retinoid cream habeenka u horeysay aan marsaday waxaan dareemay in finka igu sii saaideen hadana maalin kadib Waxaan dareemay in finka iga yaraaday waxaan ku wareersanahay waxtarka daawadan.

Jawaabta:
Daawada Retinoid cream waxay wadataa vatimin A waxaana loo adeegsadaa in lagu daaweeyo fin doobka iyo maqaarka dadka waayeeloobay inay kaduudka ka tirtirto, sidoo kale nabraha madaxa kasoo baxo inay daaweyso, dadka qaarkooda waxaa laga yaabaa inay xasaasiyad ka qaadaan.
Waxaa dhici karta inay u kordhiso fimanka ama nabraha inay kasii daraan, sidoo kale meesha la mariyo inay qalayl ka dhigto, dumarka uurka lehna inay saameyso uurjiifkooda, mararka qaar gibilka ayay bararisaa ama ay guduudisaa ama balbal ayay u keentaa, taas daawooyinka qaar way keenaan, dadka qaar way dhibaan, sidaa awgeed waxaa fiican in dhakhtar kuu qoro.
Retinoid cream contains vitamin A and is used to treat acne and aging skin to remove blemishes, as well as to treat scalp acne, some people may be allergic to it.
It may increase acne or acne scars, making them worse, and it can dry out the area where it is applied, and in pregnant women it can affect their fetus, sometimes it can cause swelling or redness of the skin or cause itching, some medications cause this, some people are bothered by it, so it is better to get a doctor’s prescription.