Daawada Procomil spray oo bahalka weynaysa biyahana daahisa
Daawada Procomil spray oo bahalka weynaysa biyahana daahisa
Su’aasha:
Maxsize bahasha bahalka bararisa halkan joogo wan kawaye kuwa kale isheeg maxman lamid miyaa.

Jawaabta:
Walaal mid kale ayaa jirto waa daawo lagu buufiyo bahalka oo biyaha daahisa geedkana weynaysa waxaa la yiraahdaa Procomil spray daawadan iyadana waa daawo caan ah aad loo adeegsado, waa buufis.
Geedka ayaa lagu buufiyaa galmada kahor way bararisaa sidoo kale way dheeraysaa ilaa galmada ka dhamaato.
Adiga meesha aad joogto ayaad ka raadin kartaa kuwo kale haddii kuwan aysan oolin, weyddii dhakhaatiirta.
Sidoo kale adiga waxaa kuu fiican inaad kala xiriirto dad dhakhaatiir ah oo ay kuu sheegaan nooca kugu haboon, sidoo kale nooca dumarka aan dhibin, naagaha uurka leh ama gabdhaha xasaasiyad ka qabo xubnaha taranka ama efekshanka qabo, waxaas oo dhan waa in la eegaa ma aha kaliya sheekada iska isticmaal adoon eegin dhinacyo badan.
Webka Daruur su’aalaha ayuu ka jawaabaa kaliya, ee ma aha web isbitaal ah oo daawada kuu qurayo, wixii macluumaad ah annaga waan ku siinaynaa laakin adeegsiga iyo waxa kugu haboon waxaa kugu fiican inaad dhkhtar kala tashato. Teeda kale galmada waxay ku fiican tahay si dabiici ah adoon wax daawo adeegsanin cuntooyinka nafaqada leh iyo saliidaha sida saliid setytuun iyo saliidda macsarada iyo kalluunka oo kacsiga keenaya xubintana xoojinaya.
Marka guud ahaan ma fiicna ma aha inaad daawo u barato.
Sida loo weyneeyo xubinta ninka iyo sababaha yareeya
Daawada kawaabyada biyaha daahiso ninka dhib ma u keentaa
There is another one, a medicine that is sprayed on the penis that delays ejaculation and enlarges the penis. It is called Procomil spray. This medicine is also a popular medicine that is widely used. It is a spray.
The penis is sprayed before sex, it swells and also lengthens until the end of sex.
You can look for others in your area. If these are not available, ask your doctor.
It is also good for you to contact doctors who will tell you the type that is right for you, as well as the type that does not bother women, pregnant women or girls who are allergic to the genitals or have side effects, all of this should be considered, not just using the story without looking at many aspects.
The Daruur website only answers questions, not a hospital website that prescribes medicine for you, we will provide you with any information, but it is better for you to consult a doctor about the use and what is right for you. On the other hand, sex is good naturally without using any medicine, nutritious foods and oils such as olive oil and macadamia oil and fish that cause erection and strengthen the member.