Daawada kordhisa maadada Zinc magaceeda

Daawada kordhisa maadada Zinc magaceeda

Su’aasha:

Asc waxaan doonayaa inaad iga caawisaan magaca loo yaqaan daawada loo isticmaalo kordhinta maadada Zinc magaceeda, iyo daawooyinka finka loo isticmaalo ee maadooyinka Acidka leh magacyadooda Sida Daawada Niacinamide waxaan u baahanahay Daawooyin iyo cuntooyinkan ay ku badan tahay Acidka.

Daawada kordhisa maadada Zinc magaceeda
Daawada kordhisa maadada Zinc magaceeda

Jawaabta:

Daawooyin badan ayaa jira oo zinc  wata waxaa ugu caansan kuwan oo kala ah: Zinctron iyo Octozinc iyo Vitazinc iyo SolvaZinc waxaa la heli karaa iyagoo kaniini ah ama sharoobo, kuwo kalana way jiraan, meel kaste ayaa laga heli karaa zinc shirkado kala duwan ayaa soo saaray daawooyinkaas, magacyo kala duwanna way wataan,  kaliya iska hubi in zinc ku jiro iyo in kale, waxaa dhici karta vatamino kale inay ku jiraa oo aan zinc la soconin, oo zinc ahaan lagaaga iibiyo.

Daaooyinka loo adeegsado finka jirka ama wejiga webka Daruur ayaad ka heli kartaa in badan ayaan ka hadalnay.

 

Cuntoooyinka la siin karo qofkay siigada dishay

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More