Daawada jirka lagu cadeeyo maqaarkay iga halaysay

Daawada jirka lagu cadeeyo maqaarkay iga halaysay

Su’aasha:

scw maqaarkayga wuu is badalay waxaa iga batay isticmaalka kareemooyinka jirka lagu cadeeyo indhaha hoostooda madow daran ayay iga noqdeen iyo maqaarka oo qalayl noqday waxaan rabaa kareem maqaarka jilciya oo la marin karo indhaha hoostooda.

Daawada jirka lagu cadeeyo maqaarkay iga halaysay
Daawada jirka lagu cadeeyo maqaarkay iga halaysay

Jawaabta:

Waxaad ogaataa daawaa wejiga ama jirka lagu cadeeyo dhibaatooyin badan inay leedahay xagga maqaarka nabro ayay ku reebtaa jirka, waxay hallaysaa maqaarka, waxaa fiican inaad ku dadaasho nadaafadda iyo qubeyska maqaarka wasakhda inaad kagaga saarto qaab dabiici ah, waxaad badsataa vitamin C sidoo kale waxaad ka dhex heli kartaa daruur qaababka dabiiciga jirka loo qurxiyo maqaarkana loo ilaaliyo.

aawada kordhisa maadada Zinc magaceeda

 

Basasha waxa ay u tarto jirka

You know that a medicine that proves the face or body has many problems that it has in terms of skin ulcers it leaves on the body, it destroys the skin, it is better to strive for cleanliness and bathing of the skin to remove the dirt from it in a natural way, you increase vitamin C and you can also find a cloud in natural forms to beautify the body and protect the skin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More