Daawada dabiiciga ee qufaca joogsiga aan lahayn

Daawada dabiiciga ee qufaca joogsiga aan lahayn

Su’aasha:

Bahda daruur waad ku mahadsan tihin waxa ad ino soo gudbinaysan, waxan qabaa su’aal caafimaadka la xiriirta taas waxay tahay, qufac daran oo aan haraynin wax igaso baxayo ma jiran kaliya waa qofac qalayl ah sharoobada qufacana wax waa ka tari waysay ma jiraan dawooyin dabiici ah oo qufaca u roon?

Daawada dabiiciga ee qufaca joogsiga aan lahayn
Daawada dabiiciga ee qufaca joogsiga aan lahayn

Jawaabta:

Qufaca ama “qunfaca” qallalan ama engegan wuxuu ka dhashaa qabowga daran ama hargabka, marka uu hari waayo xabadka ayuu xanuujinayaa.
Afka carabiga waxaa loo yaqaanaa السعال الجاف ama الكحة الجافة .
Waxaa jira daawooyin dabiici ah oo la adeegsan jiray sida loo yareeyo qufacan waxaa ka mid ah:
Sanjabiisha: waxaa lagu tiriyaa inuu yahay xanuun dejiyay dabiici ah waagii hore ayaana la adeegsan jiray, qaabka ugu fiican loo adeegsadana waa in la cabbo asoo shaah ahaan loo kariyay.
Waxaa kaloo lagu daaweyn karaa in lagu luqluqdo aroortii biyo iyo cusbo si fiican laysugu daray

Waxaa ka mid ah malabka, waagii hore waxaa loo adeegsan jiray daaweynta qunfaca engegan waxaad ku darsan kartaa shaaha kulul waxaadna cabbaysaa maalin kaste.
Waxaa ka mid ah waxa lagu daaweeyo toonta, toonta waxay wadataa maaddo lagu magacaabo ingiriiska: Allicin oo u roon qufaca qallalan.

 

Toonta Ma U Roon Tahay Hargabka Iyo Qufaca

Coughing or “coughing” dry or dry is caused by the severe cold or cold, when it does not stop it it makes the gums irritated.
In Arabic it is called السعال الجاف or الكحة الجافة.
There are natural remedies that have been applied in such a way as to reduce this cough include:
Cinnamon: It is considered to be a natural disease that has been used in the past, and the best way to use it is to drink it as tea.
It can also be treated by rinsing in the morning with well-mixed water and salt

 

 

وَعَن قَتَادَة أَن رجلا أَتَى إِلَى رَسُول الله [صلى الله عَلَيْهِ وَسلم] فَقَالَ: يَا رَسُول الله أشتكي صَدْرِي.
فَقَالَ لَهُ رَسُول الله [صلى الله عَلَيْهِ وَسلم] : ” اقْرَأ الْقُرْآن فَإِن الله يَقُول: فِيهِ شِفَاء لما فِي الصُّدُور “.
وَعَن جَابر بن عبد الله أَن رجلا قَالَ لرَسُول الله [صلى الله عَلَيْهِ وَسلم] : إِنِّي أشتكي حلقي.
فَقَالَ لَهُ رَسُول الله [صلى الله عَلَيْهِ وَسلم] : ” عَلَيْك بِالْقُرْآنِ فاقرأه “.
وَعَن ابراهيم بن مُحَمَّد قَالَ: كَانَ أَصْحَاب رَسُول الله [صلى الله عَلَيْهِ وَسلم] يلتقطون الْبرد لرَسُول الله [صلى الله عَلَيْهِ وَسلم] فيأكله وَيَقُول: ” إِنَّه يذهب أَكلَة الْأَسْنَان “. وَكَانَ عمر بن الْخطاب يَقُول: إيَّاكُمْ والتخلل بالقصب فَإِنَّهُ تكون مِنْهُ الْأكلَة.
وَعَن مُجَاهِد أَن رَسُول الله [صلى الله عَلَيْهِ وَسلم] قَالَ: ” تخللوا من الطَّعَام وتمضمضوا مِنْهُ فَإِنَّهُ مطهرة للفم مَصَحَّة للثات والنواجذ “

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More