Cuntooyinka miisaanka jirka kordhinaya
Cuntooyinka miisaanka jirka kordhinaya
Su’aasha:
Walaal waxaan rabaa inaan miisaankeyga koriyo marka maxaa loo isticmaalaa cuntooyinka lagu cayilo ee miisaanka qofka meel dhaxaad ka yeeli kara iisoo sheeg waana kugu bogaadinaa sida aad marwalba iigu soo gudbisid su’aalaha aan ku weydiiyo.

Jawaabta:
Walaal in badan ayaan ka hadalnay waxyaalaha lagu kordhin karo miisaanka qofka. waxaa jira cuntooyin sidoo kale cabitaan ama kaniini marka dhammaan si fiican ayaan uga hadlnay wixii laga heli karo iyom wixii dhib ah.
Waana linkiyadan hoose ku xusan:
Waxyaalaha ugu muhiimsan oo lagu cayilo waa cuntada vitamiinka leh.
Qudaarta iyo hilibka iyo caanaha iyo ukunta waa muhiim.
we talked a lot about things that can increase a person’s weight. There are foods that also drink or pills when we all talked well about what is available and what is difficult.
The most important things to gain weight are vitamin-rich foods. Vegetables, meat, milk, and eggs are important.

Cuntada cayilka jirka u keenta
Cuntada lagu naaxo iyo quruxda jirka
Cabitaanka lagu cayilo oo dabiici ah
Jirkaaga sidee baad ku cayilin kartaa oo dabiicina ah
Daawada Cayilka ugu dhaqsiga badan uguna fiican
Baradhada iyo cayilka jirka xiriirka ka dhexeeya
Daawooyinka cayilka (sababaha lagu cayilo) Causes of Obesity
Cuntada iyo cabitaanka caloosha weyneeya