Site icon Daruur درور

Cuntooyinka dhaqanka Soomaali kusoo biiray

Cuntooyinka dhaqanka Soomaali kusoo biiray

Cuntada waa dhaqan layska dhaxlo, marka aan ka hadlno dhaqanka soomaaliyeed xaga cuntada waa dhaqan badnkii ka yimid dalalka carabta iyo hindi iyo Iran.

Cuntooyinka dhaqanka Soomaali kusoo biiray

Marka aan ka hadlno xalwada waxay ka timid dalka cumaan aad baa looga yaqaanaa xalwada dalka Cumaan waa xalwada ay soomaalida samaystaan oo kale.

Cuntooyinka dhaqanka Soomaali kusoo biiray
sambuuska macaanka badan ee soomaali
Cambuulada digir guduuda
burka kuuskuusan

Sidoo kale marka aan ka hadalno sanbuuska isagana waxaa loo celiyaa hindida  waa cunto nagasoo gashay dalka India.

Sidoo kale burka inta sokor lagu daro oo saliid lagu dubo isna waa cunto naga soo gashay dalka India.

Cambuulada ayaa la dhihi karaa waa dhaqan soomaaliyeed oo soomaalida ay yaqaanaan. siiba acmbuulada digirta guduudan waa dhaqan qaa hore la adeegsan jiray sidoo kale cuntooyin kale sida soorta oo kale.

 

Sanbuuska carabta iyo kan Soomaalida

 

Somali cultural foods

Food is an inherited culture, when we talk about Somali culture, food is the culture that comes from Arab countries and India and Iran.
When we talk about the solution, it comes from oman. It is very well known that the solution in Oman is the same solution that Somalis make.
Also when we talk about the sanbuuska he is returned to the Indians is food from India.

Flour that is added to the sugar and baked in oil is also a food that came to us from India.

It can be said that it is a Somali culture that Somalis know. Purple beans are a tradition that has been used in the past as well as other foods such as sorghum.

Exit mobile version