Cuntada makhaayadda iyo mida guriga dhanka caafimaadka

Restaurant food and health

Cuntada makhaayadda iyo mida guriga dhanka caafimaadka

Cuntada makhaayadda
Cuntada makhaayadda

Baradhada waxay ka mid tahay cuntada lagu cayilo oo aad u saameysa koridda jirka.
waxaa laga rabaa qofka marka uu yahay qof ku dadaalaya cuntada nafaqada leh inuu iska ilaaliyo cuntooyin qaar aan laysku hallayn karin kuwaasoo aan dhihi karno waa cuntooyinka makhaayadaha qaar.

Saliidda lagu dubayo baradhada waxay leedahay halis marka aan la baddalin waayo saliidda marka dhowr jeer la gubo waxaa ay noqonaysaa mid madow ah oo gubashada ay ka badatahay taas waxay dhib u keenaysaa caafimaadka marka makhaayadaha qaarkooda kuma dadaalaan arrimahaas oo kale.
Waxaa fiican qofka intuu iska yareyn karo cuntada makhaayadaha waa inuu iska yareeyaa.
jirrooyinka beerka inta badan waxay noqdaan saliidda xun oo wax lagu dubo.
marka qofka raba inuu ilaaliyo caafimaadkiisa waa inuu iska fiiriyaa waxa uu cunayo, cuntada ayay kaaga ilaamaysaa jirrada.
dad waxaa jira kaliya ku fikir sideed u cayili kartaa iyagoon eegeynin caafimaadka waxa u roon, sheekada ma aha cayil kaliya, ee waxaa loo baahan yahay in caafimaadka lagu dadaalo oo layska ilaaliyo wixii dhib keen kara oo dhan.
Cuntada baradhada ka samysan waxay hadda ka mid tahay cuntooyinka ugu caansan ee ay dadka xiiseeyaan.

Cuntada makhaayadda marka waxaa habboon qofka inuu iska yareeyo intuu awoodo., haddii Cuntada makhaayadda aad badsato waxaa laga yaabaa inaad kala kulanto jirooyin fara badan.

Cuntada guriga ayaa ka fiican qofka inuu aad u cuskado.

Cuntada Kushariga Maxay Ka Sameysan Tahay

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More