Cudurka sinusitis ama san balbalka waxa keeno iyo daawada

Cudurka sinusitis ama san balbalka waxa keeno iyo daawada

Su’aasha:

Waan idin salaamey mudanayaasha Website ka masuulka ka ah. Waxaa igu dhacay cudur oo xaga sanka gudihiisa ah ayuu igaga dhacay, Sidaan filaayana waa cudurka Sinusitis ka, Hadaba wll cudurkaas ayaan rabay in faahfaahin buuxda leyga siiyo, soo dhowaada.

Cudurka sinusitis ama san balbalka waxa keeno iyo daawada
Cudurka sinusitis ama san balbalka waxa keeno iyo daawada

Jawaabta:

Cudurka loo yaqaano afka ingiriiska sinusitis carabigana التهاب الجيوب الأنفية waa cudur sanqada (sanka gudihiisa)  balbaliyo, , wuxuuna ka dhashaa waskhda jawiga iyo boorka iyo tabardarida difaaca jirka, waxaa laga yaabaa daawooyinka qaar inay sabab u noqdaan, cudurka sanboorka ayuu u dhow yahay xagga xasaasiyadda, laakin sanboor wuxuu wataa handhiso badan.

Cudurkaas wuxuu leeyahay hargab daran madax xanuun sanka inuu xirmo sanka inuu kaa buuxsamo oo aad ka dareento culays.
Waxaa lagaga hortagi karaa si dabiici ah qofka inuu sanka u dhigto qaaca biyaha xoogaa kulul oo kasoo baxaya weel sida jalmada oo kale ah, bukhaarka ama qaaca biyaha kulul aad buu ugu roon yahay inuu kala furfuro, sidoo kale qofka inuu ku qubaysto biyo kulul, sidoo kale inuu cabbo sanjabiil iyo waxyaalo kulkul, sidoo kale basbaaska iyo toonka iyagana way furayaan xirnaanta sanka, waxaa kaloo qofka uu adeegsan karaa biyo cusbo ku jirto oo sanka uu ku buufinayo taas sanka waxay ka ilaalinaysaa inuu qalayl ahaado.
Waxaa kaloo la ogaaday saliid seytuunta haddaad ku dhibciso sankaaga maalin kaste sedex jeer wax weyn ayay u taraysaa.
Taas waa qaabka dabiiciga ah oo lagu daaweyn karo cudurka  sinusitis -ka .
Daawooyin kimikaalna way jiraan oo farmashiyaha ayaad ka heli kartaa laakin waxaa aad u fiican qaab dabiici inaad u daaweyso.

Qaabka ugu sahlan caloosha lagu yareeyo

 

The disease known in English as sinusitis and in Arabic as التهاب الجيوب الانفية is a disease of the nose (inside the nose) that causes inflammation, and is caused by environmental pollution and dust and a weakened immune system. Some medications may be the cause. It is similar to sinusitis in terms of allergies, but sinusitis carries many risks.

This disease has a severe cold, headache, nasal congestion, and a stuffy nose. It makes you feel heavy.
It can be prevented naturally by putting a person’s nose in the steam of slightly hot water coming from a container like a person’s, a fever or steam of hot water is very good for opening it, as well as a person taking a hot bath, as well as drinking ginger and hot things, as well as pepper and garlic, they also open the nasal congestion, and a person can also use salt water to spray the nose, which will prevent the nose from being dry.
It has also been found that if you drip olive oil into your nose three times a day, it will be very effective.
This is a natural way to treat sinusitis.
There are also chemical medicines that you can get at the pharmacy, but it is much better to treat it naturally.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More