Cayilka ma geeri degdeg buu keenaa

Cayilka ma geeri degdeg buu keenaa

Obesity causes heart attack, is it true

Aqoonyanno u dhashay dalka maraykanka ayaa daraasad cusub soo saaray iyagoo sheegay cayilka inuu xiriir la leeyahay cadaadiska dhiigga oo kordha, waxay sheegeen inay keenayaan wadnaha oo si kedis ku istaaga, siiba dhalinyarada oo horay waxaa loo malayn jiray dadka waaweyn keliya.

Cayilka ma geeri degdeg buu keenaa Obesity and heart attack
Cayilka ma geeri degdeg buu keenaa Obesity and heart attack

Webka lagu magacaabo HealthDayNews oo kasoo guuriyay dhakhtar ka shaqeeya isbitaal ku yaalla magaalada Los-angles ee dalka maraykanka inuu yiri: cudurada wadnaha iyo dhiigmareenada keliya kuma dhacaan duqooshinka, maalmahaan dambe aad bay ugu dhacaan cuduradaas dadka dhalinyarada ah.
Waxaa baaritaan lagu sameeyay 3800 qof meyd oo ku dhintay wadnaha istaagay dartii oo ku noolaa Oregon state ee dalka maraykanka , daraasada si gaar ah waxay xoogga u saartay dadka da’dooda u dhexeysa 5 sano ilaa 34 sano waxay ogaadeen cilmibaareyaasha in 60% dadka geeriyooday inay u dhinteen wadne istaagga oo ka dhashay cayilka iyo cadaadiska dhiigga oo kor noqda iyo sokorta iyo sigaarka.
marka cayilka aad buu u khatarsan yahay, wuxuuna keenayaa dhibaatooyin badan, sidaa awgeed, ma ficna qofka inuu si daran u cayilo, dad badan ayaa isku daya inay cayilaan daawooyin ayay raadsadaan oo lagu cayilo, daawada cayilka dhibaatooyin kale ayay wadataa, dumarka waa inay iska ilaaliyaan cayilka daran iyaga ay is dhaqsi ku cayila, sidoo kale dhaqamada qaar ayaa waxay aaminsan yihiin naagta buuran inay tahay naagta ugu qurxoon, gabadha caatada ah inay tahay gabar foolxun, sheekadaas waa hore ayaa laga soo tagay, quruxda waa wax nisbi ah, naag qurxoon, iyo naag foolxun qofba si buu u arkaa, tusaale ahaan rag waxay u arkaan naag dheer inay yahay naag qurux badan, ragna naagaha gaagaaban ayay quruxda siiyaan.
marka inta qurux la raadinayo dhib yaan loo keenin jirka, daawooyinka lagu naaxo ha layska Ilaaliyo

 

Baruurta caloosha iyo tan jirka isku mid miyaa

Jirka dufinta uu u baahan yahay iyo cayilka

 

A website called HealthDayNews from a doctor working at a hospital in Los-angles in the country said: Heart disease and blood clots do not only affect the elderly, in recent days these diseases affect young people.
It surveyed 3800 people who died of cardiac arrest in Oregon state in the country, the study specifically focused on people between the ages of 5 and 34 years found that researchers found that 60% of the people who died died of stroke caused by obesity and high blood pressure and sugar and tobacco.
When obesity is very dangerous, and it causes many problems, so, it is not good for the person to lose weight severely, many people try to get fat they seek medicines and obesity, the drug for obesity has other problems, women should avoid severe obesity by getting fat quickly, also some cultures believe that the fat woman is the most beautiful woman, The thin girl to be a ugly girl, that story has already been abandoned, beauty is a relative thing, a beautiful woman, and a ugly woman is seen by everyone, for example men see a tall woman as a beautiful woman, and men give short women beauty.
When looking for beauty, let no harm be brought to the body, and let the medicines that are used to be preserved

 

Hilibka idaha halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More