Xaaskayga lacag bay xaddaa maxaan ku sameeyaa
Su'aasha:
Waxaan guursaday sannad kahor markaan guursaday labo bilood kaddib waxaan ogaaday xaaskayga inay lacag guriga ka xaddo sidoo kale waxay ka xaddaa hooyadayda iyo walaalahayga dhow jeer ayaan la hadlaya ooaan u caqliceliyay laakin…