Daawo dabicii ah oo kacsiga xoojisa
Su'aasha:
Waxaan ahay nin 27 jir ah, waxaan guursaday gabar 19 jir waxaan qabaa in ku dhow sanad iyo bar, marka caadi waan fiicnaa galmada way ii toosneyd laakin bilahan dambe waxaan isku arkay inaan awood u heli waayo qancinta xaaska,…