Qofaan lacag ka cunay tiradana ma ogi ila taliya
Su'aasha:
Asc wllo waxan ku weydiinaya lacag xaraam uu qof leeyahay baan cunay marka lacagta tiradada ma aqaano sida aan ku bixi kara tusaale xoolaha qofka laha wuu jooga haddan u sheega waxan ka cabsanaya in uu igu dhaga anigana hadda…