Sidee go’aan adag looga qaadan karaa caadada siigeysiga
Su'aasha:
Walaal waxaan ahay nin doob ah, badanaa waxaan isku dayaa inaan caadadan siigada la leeyahay aan iska jaro inkastoo aan u badnayn hadana isbuuc hadaan ka go'aan gaaro waxaan isku arkaa anoo howshii wado isbuuca kale mida kale ee…