Jinka dhib ma ii geysan karaa qofka uu saaran yahay haduu ii xanaaqo
Su'aasha:
Asc wll webka Daruur aad ayaad u mahadsan tihiin aad ayaan u jeclahay webkan wll waxaan doonayey inaan Su,aal idinka waydiiyo Jinka Waxaa jirta maamo eedaday ah oo jiniyo kusoo dagaan sida la iisheegay waxay ka dhaxashay ayeeyday…