Maalmahaan su’aalba waa soo qori waayey maxay tahay
Su'aasha:
Maalmahaan su aalo badan aan rabay inaan kaa wareysto lkn marwalba wuxuu ilahaa su aalo laga jawaabinaa jiro sug waaba ku wareeray hada lee arkay marka nio fursad hala siiyo dadka su aalaha idiin soo weydiiyo.Jawaabta:…