Walaashey ayaa ku riyootay anaga iyo iyada oo islaynayna
Su'aasha:
ASC Walaashey ayaa ku riyootay anaga iyo iyada oo islaynayna Riyada ii fasir wallo shukran.
Jawaabta:
Riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa khilaaf iyo qalalaaso oo qoyska soo dhex gali doonto.
Teeda kale waxaa fiican riyada…