Waxaan arkay anoo ka dhuumanayo qof aan aqaano
Su'aasha:
Asc waxaan arkay anoo ka dhuumanayo qof aan aqaano oona guriga albaabkiisa furanyahay , qofkana waxuu ku soo soo socday waddo ku toosan albaabka guriga , maxay noqoney ?
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa xaaladda aad ku…