Waxan Ku Riyoday Madaxwaynaha Ruushka Buutin

Waxan Ku Riyoday Madax Waynaha Ruushka

Waxan Ku Riyoday Madaxwaynaha Ruushka Buutin Su’aasha: ASC gudomiye wan Ku slaamayaa : Waxaan Ku riyoday madaxweynaha Rushka oo an arkay Misana Wu jifay madaxweynaha Wu jiifaa camal Wana arka inu jifanayo fananad cad iyo surreal brown ah buu watay waxana la jifey dad kale. Jawaabta: Gudoomiye waan kaa qaaday, riyadan waxay tilmaamaysaa inaad jago […]

Qofkii arko asoo dooro badan ayso bursanayaan

Qofkii arko asoo dooro badan ayso bursanayaan

Su’aasha: Asc maxaa lagu fasira qofki ku riyoodo asoo digaag badan ay so bursanayan meel kastu galo ay laso galayan. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa naago badan inay damc kaa leeyiihiin nagaasna ma aha naago fiican, guud ahaan doorada waxaa lagu fasiraa naag aAn is ilaalinin oo fudfudud oo raga ku dhacdhacda. Waxaa kaloo riyada ay […]

Riyada xaaskayga oo igu soo tuurayso dibqalooc madow

Riyada xaaskayga oo igu soo tuurayso dibqalooc madow

Riyada xaaskayga oo igu soo tuurayso dibqalooc madow Su’aasha: asc waxaan ku riyooday xaaskayga oo dib qalooc weyn oo madoow igu soo tuurtay kadib garabka ayuu iga fuulay anigana waan iska tuuray isla markiiba maxay ku furmaysaa riyadaas adinkoo mahdsan waxayna ahyd sacada saq dhexe riyada waxaan aan seexday anigoo aqrinaya quraan oo ay ka […]

Riyada lacag amaah anoo weydiisanayo

Riyada lacag amaah anoo weydiisanayo

Su’aasha: Ascwr wbrka wallo wxn kuriyoday salivary ninkeda ano lacag waydisanaya oo iiamahi kuleh waliba isma naqan ninka xata ima arag wallo maxay tahy riyada nocasa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto duruufo adag xaga qarashka, riyada raadinta amaaha waa riyo tilmaamayso daciifnimada dhaqaalaha qofka iyo lacag la’aanta uu gali doono.

Riyada god weyn dab ka shidan yahay

Riyada god weyn dab ka shidan yahay

Su’aasha: Asc wll waxan arkay riyo aan layabay waxan arkay god weyn oow kashidan yahay dab waxa agtagan qof iyo aniga waxa imaday dad oo galaya dabka wanala gudabola waxowleyahay qofku sogala waliga dadkale aya sosocday. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dambi weyn inuu jiro godkaas dabka ka shidan yahay oo dadka ay galayaan waa macsiyo […]

Adeerkay wuxuu ku riyooday aniga oo ceel biyo nadiif ah ku jira

Adeerkay wuxuu ku riyooday aniga oo ceel biyo nadiif ah ku jira

Adeerkay wuxuu ku riyooday aniga oo ceel biyo nadiif ah ku jira Su’aasha: Adeerkay wuxuu ku riyooday aniga oo ceel biyo nadiif ah ku jira Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa khayr iyo arsaaq iyo cimri dheer, ceelka biyaha nadiifka leh waa khayr badan inshaa Allaah. Riyada ceelka biyaha ka buuxo marka naag la qabo ay aragto […]

Riyada mas musqusha kasoo baxayo oo ul lagu dhufanayo

Riyada mas musqusha kasoo baxayo oo ul lagu dhufanayo

Su’aasha: Qof xaas ah waxey kuriyotay mas kasobaxay musqusha agteeda kadib waxowso so aday guriga waxan ku dhuftay ul asago dhawaca oo maraya barandada ana aan celinayo ayaa meshi waxa so istagtay naag oo ku iri gorma timid meshan masa jogaye Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qof cadow ah oo meelahaas ka ag dhow oo iyada […]