Riyo naagta leyla qabo isoo waceyso si facan ila hadleyso ayaan ku riyoday
Riyo naagta leyla qabo isoo waceyso si facan ila hadleyso ayaan ku riyoday
Riyada:
Iso fasira idinkow mahadsan gabar leyla qabo ayaa iso waceyso waliba si wanagsan ila hadleyso sas ooy tahyne weli isma maqlin 2dena marka maxe noqon kartaa…