Fasirka riyada eeyga kugu dhegi rabo
Su'aasha:
Asc wll waxana rabay in la ii fasiro riyadaan xalay xiliyada danbe waxaan ku riyooday naag eey wadato oo wadada socoto iyo aniga iyo asxaabteyda eeyga naagtii intoo ka soo carary ayuu dhinaceena soo aaday asxaabteyda oo dhan wey…