Xaflad aroos maxaa lagu fasiri karaa
Su'aasha:
Xalayna waxan ku kuriyoday anigo joga aroos gabar 1 January 2021 la guursaday oo an music lahayn.
Mahadsnaid.
Jawaabta:
Riyadan waxay tilmaamaysaa farxad iyo wanaag oo adiga kuu soo dhow, aroos guud ahan wuxuu tusiyaa arrin…