Astaamaha Riyada Shaydaanka lagu garto
Riyada axaadista sida ay Sheegtay waxay ka timaadaa labo meel
meesha koowaad waa xagga Ilaahay, riyadaas waa mid suuban sida axaadiista ay ku sheegtay.
Waana riyo bishaaro xambaarsan, waana riyo dhab ah, ama riyo digniin ah, oo addoonka…