Riyada qofka hadduu arko asoo dhintay
Su'aasha:
Asc walal.
Waxan ku riiyooday xalay anoo dhintay oo xabad ay iga dhacday halbowlaha lugta waana dhintay intas ku riiyooday maxay tahay fasiiirkeeda.
Jawaabta:
Qofka markuu ku riyoodo asoo la dilay ama dhintay riyadaas…