Waxaan ku riyooday anoo helay dahab aad u fara badan
Su'aasha:
waxaan ku riyooday anoo helay dahab aad u fara badan oo bac ku jira waxaan ka helay dhulka Allah mahadle.
Jawaabta:
Riyada dahabka badan waa khayr badan, qofka hadduu yahay arday wuxuu helayaa aqoon badan hadduu ganacsade…