Riyada qof xabbad kugu soo ridaya

Riyada qof xabbad kugu soo ridaya

Su’aasha:  Aniga iyo qof kale oo jidka Isla marayna ayaa mid Ku tuuray dhagax nin gaari qatay kadibna aniga iyo qofkii Ila socday waan cararnay oo waaxaa nasi bursaday ninkii gaariga qatay oo xabad soo ridaaya kadib waxaan aragnay ninkii oo qoslaaya kii nasoo bursanaayay oo waxuu ridaayo tahay baaruud waan Isla joogsanay. Jawaabta: Riyada […]

Riyada qoorgalinta gabadha walaasha ah

Riyada qoorgalinta gabadha walaasha ah

Su’aasha: Assalamu allaykum MR Waxaan Ku riyooday anigoo Gabar walashay ah hab siiyay iyo Gabar kale oo South Africa Ku aqanay oo aan ahayn Somali oo ag fadhiday. Jawaabta: Riyada qofka marka uu hab siinayo walaashiisa waxay tilmaamaysaa inuu yahay qof garab istaagi doono oo wax siin doono oo u kaalmayn doono, waa riyo fiican […]

Riyada cuntada laga helayo qof dhintay

Riyada cuntada laga helayo qof dhintay

Su’aasha: ASC Dhamaan hawl wadaneeda pagkan waan salaamay, salaan ka dib waxaan jeclahay inaad ii fasishaan riyo aan xalay ku riyooday. Waxaan ku riyooday nin suldaan ah, oo aan garanaayo laakiinse imikan aan noolayn ayaa cunto i siiyey cuntadaasi waxay ahayd cunto caydhin oo isugu jirta, Bariis, Baasto iyo Caane boodhe. Niman qaraabadiisa ah ayuu […]

Fasirka riyada cunitaanka sokorta

Fasirka riyada cunitaanka sokorta

Fasirka riyada cunitaanka sokorta Riyada: Asc wllo waxan ku riiyooday anoo Sokor cunaya meel dhagax ah waana sokor Cad. Fasirka: Cunitaanka sokorta ama macaanka marka riyo lagu arko waxaa lagu fasiraa nimco iyo raaxo iyo jago ama darajo, qofkii ku riyoodo asoo sokor cunaya wuxuu helayaa khayr badan sidoo kale cunitaanka sokorta waxaa lagu fasiraa […]

Riyada iyo riyo la’aanta maxaa sababa

Riyada iyo riyo la'aanta maxaa sababa

Su’aasha: Laba sual mida kobwaad hooyadey allaha unaxariiste way dimatay 2013 wixii waqtiga laga sobilabo ila 2018 riyada Ayan ku arki jiray àad Ayan Ogu riyoon jiray lakin hada kool dhaw maarag maxaa sababi kara 2. Hada maba riyoodaba habeenki dhanba macudur ba mise wa iska caadi. Jawaabta: Ilaahay ha u naxariisto hooyadaada iyo hooyadayda […]

Riyada waraabka adhiga fasirkeeda

Riyada waraabka adhiga fasirkeeda

Su’aasha: Habeen ayaan waxaan ku riyooday anigoo adhi waraabinaaya, adhiga waxaan ka waraabinaayey meel ceel ah. Sida habeen kale ayaan iyana waxaan ku riyooday anogoo adhi badan oo aanaan hore u lahayn helnay si kadis ah aniga iyo wiil aanu walaalo nahay, markaan adhigan wuxuu si kadis ah gurigayaga u soo galay goor cadeedu sii […]

Riyada qof asoo shaqo helayo

Riyada qof asoo shaqo helayo

Su’aasha: Asc xalay waxan ku riyooday anoo shaqo cusub helay lacag fiican qaadanaya ayna soo dhaweynayaan gabdho iyo wiilaal meesha ka shaqeeyo. F.G. Ani hadda shaqo wan haysta lacag fiican waan ku qaata balse kuma qanacsani. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto hanti iyo firficooni oo aad ku gaarayso jago sare, qofka hadduu arko […]