Riyada aniga iyo madaxwaynaha oo hal wada lisayna
Su'aasha:
Asc waad ku mahadsantihiin sida fiican ee dagdaga ah eed noogusoo jawaabaysaan nooguna fasiraysaan riyooyinka yaga ilaahay Haidin xafido
waxan ku riyooday aniga iyo madaxwaynaha wadanka aan joogo oo hal wada lisayna kadibna…