Riyada geerida saaxiibka maxay noqon

Su’aasha: Asc xalay waxaan kuxiyoday will àan arday ah Oo àan isku school nahay àad uaqano will wanagsana ah Oo geriyooday maxaa lugu fasiri kara. Asc qoral àan sakay soodiray aya jiray maaqano inuu idin sogaray waxa u aha will arday ah Oo àan isku school nahay will wanagsana ah Oo geriyooday maxaa lagu fasiri […]
Shahwada hadey laba habeen oo isku xigto riyo iigaga timaado maxay tahay

Shahwada hadey laba habeen oo isku xigto riyo iigaga timaado maxay tahay Su’aasha: Wll dhawaanahan waxaan joojiyay siigada marka laba habeen oo isku xigto ayaan riyo ku biyo baxay taas ma xaalad caafimad ayay la xiriiirtaa saas ay tahayna waxaan iska dhaafay cunnda badane. Jawaabta: Wax dhib ma laha qofka hadduu riyo ku biyabaxo xagga […]
Riyada Musqul buuxsantay oo xaarka la celinayo

Su’aasha: Waxaan ku riyooday musqusha gurigeena oo buuxsantay markaas aniga waxaan sameynaa xaarkii musqusha buuxiyey ayaan bir ku riixayaa anoo dhibsanaayo musqushoo dhan wada biyo ayay ahayd riyadaas cml maxaa lagu fasiraa wll ii macney2. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad iska fogeynayso maal xaaraan ah iyo waxyaalo xunxun, saxarada inta badan waxaa lagu fasiraa xoolaha […]
Fasirka riyada akhriska suuratul Yaasiin

Fasirka riyada akhriska suuratul Yaasiin Su’aasha: Su’aasha:Hadii aad ku riyooto adiga iyo qof aad jeceshahay oo isla aqrinaayo suuratul yaasiin maxay micneenaysaa? Jawaabta: Riyada waxay tilmaaysaa inaad wanaagsan tihiin oo aad daacad isu tihiin sidoo kale inay akhlaaqdiina fiican tahay iyo khaatimadiina inay meel fiican ku dambaynayso, waa riyo khayr iyo bishaaro wadata, waliba […]
Fasiraadda riyada salaada jimcaha lacag iyo caano laga soo helaayo

Su’aasha: Dhamaantiin waan idiin salaamayaa halwadeenada pagekan, waxaanan idinku salaamayaa salaada islaamka (ASC). marka labaad waxaan jeclahay inaad ii fasirtaan riyo aan ku riyooday kadib markii aad dib u yara seexday salaadii subax kadib. Riyadu waxay tahay: Salaad jimce ayaan u kacay inta aan labistay dabadeed waxaan qabtay masaajidka ama goobtii salaada jimce lagu tukanaayey […]
Riyada gabadh habaryar dhashay oo la guursaday

Su’aasha: Waxaan salaamay hawlwadeenada pagekan, marka labaad waxaad ii fasirtaan waxaan ku riyooday gabadh aanu habarwadaag nahay oo habaryartay dhashay oo la guursaday. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo dhowdahay farxad iyo wanaag adiga shakhsi ahaan, qofka hadduu ku riyoodo gabar habaryartiisa dhashay oo la guursanayo waa bishaaro isaga ku aaddan waana wax fiican uu […]
Riyada gabar mantagaysa maxay tahay

Riyada gabar mantagaysa maxay tahay Riyada: Gabar ayaa ku riyootay iyada oo mantagaysa, maxaa lagu fasiri karaa? Fasirka: Riyada gabar doob ah oo mantgaysa waxaa lagu fasiraa inay ka badbaadi doonto walwal iyo dhibaato haysata wayna ka nafisi doontaa, mantaga inta badan wuxuu noqonayaa qofka inuu ka badbaadi doono dhib uu qarsanayo waa riyo aan […]

